Wasiir katirsan Xukuumada Somalia oo galabta loo diiday in shir uu ku qabto Garawe

Maamulka Puntland ayaa galabta baajiyay shir uu doonayay in uu la qaato ardayda wax kabarata Jaamacadaha magaalada Garawe Wasiirka Qorsheynta ee Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan. Wasiir Jamaal iyo Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Xaliimo Yaraey ayaa doonayay in magaalada Garawe shir kula qaataan ardayda wax kabarata Jaamacadaha Garawe, hasa ahaatee shirkaas ayaa la joojiyay kadib amar kasoo … Continue reading Wasiir katirsan Xukuumada Somalia oo galabta loo diiday in shir uu ku qabto Garawe